Shaqo Cusub

Shaqo Cusub Pooska: Madaxa Iibka iyo Suuqgeynta (Sales and Marketing Manager) Kusaabsan Horn Afrik Real Estate Shirkada Horn Afrik Real Estate waa shirkad ka shaqeysa maamulka guryaha, kireynta, Dayactirka guryaha, Nootaayada iyo Adeegyada Sharciga ah iyo waliba iibka dhulka iyo guryaha. Horn Afrik waxey muddo ka shaqeyneysey Somaliland. Kusaabsan Shaqada Horn Afrik waxey leedahey…