Rented $350 Monthly - Residential, Villa
Gurigan waa guri dabaq ah G+1 kuna yaala xaafada jigjigayar, Hargeisa, Somaliland. gurigu wuxuu u dhaw yahey masjidka cumar cusmaan. waxaa uu ka kooban yahey 6 qol oo jiif ah, 3 suuli, madbakh, stoodh iyo barande xaga sare ah. guriga kiradiisu waa $350 bishii. waa kiro u joog fadlan hore ugaadh.