Empty 250$ Monthly - Residential, Villa
Gurigan waa guri cusub oo qurx badan kaasi oo leh 5 qol iyo 3 suuli iyo service kii oo dibada ah. wuxuu sidoo kale leeyahey hal gaadhi gal.
Gurigu waa kiro u joog. Kirada gurigu waa $250 bishii. Hore ugaadh macmiil.