Rented 300$ Monthly - Residential, Villa
Waxaa macaamiisha sharfa lagu wargalinayaa iney shirkada Horn Afrik kuu heyso guri aad u qurux badan waafina ah kuna yaala Xaafada October, Hargiesa, Somaliland. gurigan wuxuu ka kooban yahey 6 qol, 3 suuli iyo service kii. sidoo kale wuxuu leeyahey gaadhi gal. gurigu waa kiro u joog lacagta kiraduna waa $300.
Additional Details
- Qurxin: Gurgani waxaa uu leeyahey qurux badan, geedo lagu beerey iyo sidoo kale Tank biyo oo 16 foosto ah.