Empty, Rent 300$ Monthly - Residential, Villa
Gurigan waa guri qurux badan oo waafi ah waxaanu ka kooban yahey 4 qol oo jiif ah, fadhi iyo cunto iyo gaadhi galkii. gurigu wuxuu kuyaalaa Hotel Crown agtiisa, jigjigayar. kirada gurigu waa $300. waana kiro u joog. fadlan hore u gaadh.