Empty $250 Monthly - Residential, Villa
Waxaa shirkada Horn Afrik Real Estate ay heysaa guri cusub oo kuyaal xaafada Bada Cas kaasi oo ka kooban 5 qol iyo 3 suuli. sidoo kale waxaa uu leeyahey deyr iyo gaadhi gal. gurigu waa kiro u joog lacagtiisuna waa $250. Hore ugaadh macmiil.