For Sale, Sales $200,000 - Apartment, Commercial, Office, Residential, Shop, Villa
Waxaa shirkada Horn Afrik Real Estate heysaa dhul Iib ah oo kuyaala agagaarka Qeybta (taliska Ciidanka) ama xabaalaha boqol jire. Faahfaahinta dhulku waa sidan:
1- Cabirka dhulku waa Block ( 48M * 96M)
2- Qiimaha lasiinayaa waa $200,000
waxna waa la iska deyn karaa hadaad diyaar tahey.