Guriga uu house numberkiisu yahay 1001 ee uu leeyahay mulkiile Habiiba Mawel Hassan uuna dagan yahay macmiilka la yidhaahdo Khalid X.Adam Abdi  kuna yaala xaafada jigjiga yar waxa laga qabtay shaqo ah dayactir iskugu jira ranji, plumbing iyo iwm.

Adeegyada laga qabtay guriga House Numberkiisu yahay 1001  waxay isugu jiraan sidan soo socota :-

  1. dayactir albaabka gudaha ka dib markii uu soo gaadhay dhaawac dalool ah oo halka hoose ee albaabka ah isla markaana lagu samayeey dahaadh fiican oo lagu badalay halkii dalooshay ee albaabka.
  2. Waxaa laga badalay rijigii albaabka ganjeelka iyada oo la mariyay ranji cusub albaabka laga soo galo.
  3. Waxaa gidaarka daarada lagu sameeyay in meelaha qaarkood la rijiyeeyay ka dib markii rijigii hore laga badalay.
  4. Waxa Iyana laga badalay taagigii hore oo ahaa plastic ka dibna lagu badalay mid cusub oo ah bir.
  5. Waxaa sidoo kale Iyana dayac tir dhanka daarada ah lagu sameeyay rijigii iyada oo la mariyay Sibidh cusub ka dibna la rijiyeeyay gidaarka daarada oo ahaa mid isagu gabi ahaaba soo daatay.
  6. Waxa iyadana sidoo kale ranji la mariyay kitchen-ka iyada oo kii hore laga badalay.
  7. Waxa Iyana dib habayn lagu sameeyay qasabadii guriga galeysey iyaga oo ahaa kuwo daxalaystay ,isla markaana dib loo sameeyay.
  8. Waxa sidoo kale ranjigii hore laga badalay suuliga iyada oo la mariyay ranji cusub.

 

kuwani waa sawiro laga soo qaadey guriga:-