xoogaga hubeysan ee AL Shabaab oo si nabad ah ku tagay Diinsoor.

(Mogadishu, Thursday ,15,May 2008,(Hornafrik Media)

waxaa isi soo taraya shakiga ku aadan wadahadalada Jabuuti ee u dhaxeeyay isbahaysiga dib u xoreynta soomaaliya Kadib markii xariir maanta uu la soo sameeyay Idaacada Hornafrik Madaxa xaafiiska Maaliyada ee isbaysiga dib u xoreynta dalka C.fitaax Maxamed Cali isagoo jooga Asmara uu dhaliil u jeediyay xubnaha isbahaysigaasi uga qaybgalaya wadahadalada ka soconaya dalka Jabuuti kaasoo uu ku tilmaamay mid dano gaar ah laga leeyahay.

Dhagayso Wareysiga.

 wararkii Hore

Copyright © HornAfrik Media INC. 1999 - 2006. All rights reserved
Designed by AfroTech
Webmaster-Faracade20@hotmail.com