Mudaharaad maanta ka dhacaya London.

(Mogadishu, Thursday ,15,May 2008,(Hornafrik Media)

Dhagayso.

Mudaharaad lagu taageerayo Baarlamaanka dalka Britain oo ka doodi doona dacayadiyada Bini’aadanimo ee ka dhacay dalka Somalia Markii ciidamada itoobiya soo galeen ayaa maanta ka dhacaya. Magaalada London.

Hogaanka Siyaasada iyo Xiriirka Dadweynaha Somali Youth Congress (SYC) Abdullahi Ali Hiirad oo hada kusugan Magaalada London ayaa uga waramayay HornAfrik qaabka uu u dhacayo maantay Banaanbaxaani.

Dhagayso Wareysiga.

London oo ay ku beegan tahay 15 May 2008 Saacada 02:00 - 08:00 Mudaaharadkan waxaa lagu taageerayaa Baarlamaanka dalkan Britan oo ka doodi doona tacadiga ay ciidamada Ethiopia dalka ka geysteen iyo sidii dalka looga saari lahaa.

Waxaa banaanbaxan kasoo qayb gali doona xubno sarsare oo ka tirsan Isbahaysiga Dibu xoreynta iyo Ururo ay ka mid yihiin Stop the War, waxaana halkaan gabagabada lagu qaban doonaa Warsaxaafadeed looga hadli doono xaalada dalka oo ay wadajir usoo saari doonaan Isbahaysiga iyo Golaha Dhalinyarada.

Sawirada banaanbaxaan waa inii soo gudbin doonaa.

 wararkii Hore

Copyright © HornAfrik Media INC. 1999 - 2006. All rights reserved
Designed by AfroTech
Webmaster-Faracade20@hotmail.com