Shirkada Horn Afrik Real Estate marwalba waxaa ay macaamiisheeda u keentey adeega MAAMULKA DHISMAYAASHA. adeegaasi oo qofkii mulkiilaha ahaa uu kaga reysanayo shaqadii ka gali jirtey dhismahiisa. waxaa shirkadu maamuleysaa xisaabta, macmiilka, dayactirka, furayaasha iyo iwm.

 

Waxaa maanta oo taariikhdu tahey 2021-02-09 shirkada usuurto gashey iney macmiil cusub iyo dhisme cusub hesho. Mulkiilaha Dhismaha Alnuur ayaa go’aan sadey inuu hantidiisa ku wareejiyo shirkada Horn Afrik Real Esate si ay ugu maamusho.